gaalkacyo

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda Puntland iyo maleeshiyaadka Galmudug ayaa saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacy, kadib markii maleeshiyaadka galmudug e bilaabeen inay weeraro soo qaadaan.

Magaalada ayaa laga maqlayaa dhawaqa hubka oo saaka ay tahay mid noocyada hubka ka dhawaq dheer kuwii hore, Sababta ka dambaysay in mar kale dagaal bilowdo ayaan la ogeyn walow ay hakad gashay kulamadiiadadayas dhawaha dhahahahadadhaashadhaas.

Wararka hada na soo gaaraya ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Puntland ay ka saareen maleeshiyaadka galmudug goobihii horay ay ugu sugnaayeen iyadoo dhanka koonfureed ee miyaga loo durkiyey waxaana fariisimadii horay aayaaaen joaaaaien jogayaen joaaaaien joaagaaien jogayadangaaien hoaaaaai jiangaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaae.

Khasaaraha ayaan la ogeyn inkastoo Subaxnimadii hore ay ciidamada Galmudug rasaas ku soo rideen Saldhiga Bari ee Miir waxaana ku dhintay hal Askari.

Magaalada ayaa laga Dareemaya cidlo iyadoo dadweynahii magaalada ay iskaga baxeen kana qaxeen maalmahii u dambeeyey iyagoo ka baqayey in dagaalka uu dushooda ka bilowdo.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa ka socday magaalada barakac aad u ballaaran oo ay sameynayeen qoysaska ku kala nool koofurta iyo waqooyiga magaalada, iyagoo ka cabsi qabay inay lagu dul dagaalamo.

Dagaalkan saaka dib uga qarxay Gaalkacyo ayaa ku soo beegmaya, iyadoo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ay xalay wada hadalo kula yeesheen Garowe Madaxweynaha Puntland c/wali Gaashai kaiai kaasai kai, labada maamulna ay nabada qaataan